
Maxamed jaamac mooris waa XIldhibaan Ka tirsan Barlamaanka maamul beeleedka somaliland,

Maxamed jaamac mooris Shalay ayuu Warbaahinta ka soo Muuqday Isagoo Ka hadlaaya jabhada SSC ee looga dhawaaqay Gudaha buuhoodle.
Xildhibaan Maxamed jaamac mooris Abihii Jaamac Mooris wuxuu ku dhintay Dagaalkii 2012 Ka dhacay Kalshaale waxaa aabihii kamid ahaa Ragii jiida hore Kaaraha maamulka SNM ay ku mariyen ee Maydkiisa xata aan la soo qaadin ee halkaasi dhurwaagu ku cunay.
Maxamed jaamac mooris ayaa markii aabihii ku dhintay Dagaalkii kalshaale waxa abaal marin looga dhigay in la siiyo booskaasi xildhibaanada ah,
Dadka SSC oo aan ninkan aqoon u lahayn ayay ka fursan weyday shabakadda khaatumonews in ay usoo bandhigto wax uu yahay Maxamed jaamac mooris oo shalay hargaysa mar uu ka hadlayay jabhada SSC ku tilmaamay Alshabab.
45 total views, 1 views today