War Deg Deg Ah:Afhayeenka Jabhada SSC Oo Shaaciyay Shirqool Hargaysa laga Malegaayo Oo Ku Soo Wajahan Buuhoodle.

 Waxaaa Caawa Marka Ay Saacadu Gaadho 11:00pm Balan Ku Leh Madaxtooyada Maamulka Somaliland Xubnihii Maanta Warbaahinta Ka Hadley ee ka so jeeday Buuhoodle.

Kulankan Oo Ay Xaleyna Galeen Xiligan Oo Kale Ayaa Caawa Wajigiisii Labaada Waxaana Uu Ku Saabsanyahay Sidii Loo Diyaarin Lahaa Xubnaha Buuhoodle Aadeya Iyo Wixii Kharash Ah Ee Loogu Talagaley.

Sidoo Kale Waxaa Looga Hadleyaa Qaabkii Loo Wajihi Lahaa Jabhadan SSC Iyadoo La Adeegsanayo Hab Beeleed Loona Shirin Lahaa Odayaasha Wixii La Helo Saxaafadana Ay Uga Hadlaan Yadoo La Isticmaalayo Arayo Ay ka Mid Yihiiin” Waxaan Nahay Somaliland’ .

Waxeyna Ku Soo Beegmayaan Buuhoodle Maalmahan Inagu Soo Fooda Leh.

Sida waxaa warbaahinta usheegay caawa Afhayeenka Jabhada SSC Xamse Xasan Geele