Magaalada Laascaanood Xarunta Gobolada SSC Islamarkaana ah Magaalo mudo haatan laga joogo 13 sano gacanta ugu jirta maleeshiyada Isaaq ayaa hada galaysa Waa kale oo cusub.

Laascaanood ayaa mudo 13 sano kadib ah galaysa mar xalad ka duwan kuwii ay horay usoo gashay.

Jabhada SSC oo ah jabhad Qorshadeeda iyo Istaraajiga dagaal ay leedahay uu yahay mid aysan Fahmi karin cadowga iyo kuwa ushaqeeya isaaq Ayaa ku wajahaysa laascaanood dagaal dhinacyo badan.

Sidoo kale dagaalka ay jabhadu ku xoraynaso Laascaanood ayaa ah mid aad u adag islamarkaana laga shaqeeyay qorshiisa mudo badan.

Dadka ugu badan ee U shaqeeya maamulka isaaq iyo beesha Isaaq ayaa ah kuwa ugu badan ee aan ilaa hada fahmin qorshaha jabhadan islamarkaana ku sasay oo kaliya cududa Awodda jabhada SSC,