Maamulka SNM ayaa si aan hore loo arag uga hadlay ugana cadhooday Jabhada SSC ee Looga dhawaaqay Gudaha Buuhoodle.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Hawlaha Guud ee Maamulka SNM iyo Xubno kale oo ka soo Jeeda Buuhoodle islamarkaana ushaqeeya Taliska Muuse Biixi ayaa si cabaad ah uga hadlay Jabhadaasi SSC ee Loogu Talo galay Xoraynta Dhulka ku jira Gacanta SNM.