Daawo:Fahiima Quuje Oo Kabaha La Dulmartay Beesha SNM Fariina udirtay Reer SSC,

Fahiima Yuusuf Quuje oo kamid ah Hablaha Gobolka sool ayaa sheegtay maanta xili ay kula hadlasay warbaahinta laascaanood in gobolka sool, aad looga diyaar yahay xuska maalinta Darawiishta,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Fahiima ayaa sheegtay in aysan suuro gal ahayn in Beesha Isaaq oo dafirsan 100 sano oo taariikhda daraawiish ah inay reer ssc ku qanciyan 6 sano oo taariiikhdooda ah,