Waxaa Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn looga dhawaaqay Jabhad loogu Magac Bixiyay SSC taaso U taagan xoraynta dhulka Ay Maamusho Jabhadda SNM,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jabhda SSC ee maanta looga dhawaaqay Buuhoodle ayaa ah mid Wadata calanka U gaar ka ah dhulka SSC ee Khaatumo.

Jabhda ayaa sidoo kale ah Mid Ku Suntan Halgan iyo dagaaal looga saraayo Dhulka Maleeshiyaadka Isaaq,

Beelaha SSC ayaa haatan u arka jabhadan mida kaliye looga bixi karo guumaysiga Ay ku jiran Dhulka SSC,