Daawo:Faroole Oo Dadka Neceb Ugu Bishaareeyay Arrin ay La Dhiman Doonan,

Madaxweynihii hore Maamulka Puntland Dr cabdiraxmaan Faroole ayaa xalay ka jeediyay magaalada Garoowe Qudbad Xaasaasi ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faroole ayaa si gaar ah ula hadlay Dad usheegay in ay Neceb yihiin isagoo dadkaasi ugu bishareeay in ay la dhiman doonan Cuqdada ay uhayan,