War Deg Deg Ah:Abwaan Laab-Saalax oo lagu xidhay laascaanood,iyo Arrinta lagu Haysto Oo Khaatumo News Ogaatay,

Maleeshiyaadka Booliiska Maamulka Somaliland ayaa Laascaanood ku xidhay Abwaan Laabsaalax

Xasan Dhuxul Laabsalax Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay Kadib Markii Lagu Qabtay Falal Kulidi Ah maamulka Soomalind,

Laabsalax Ayaa caawa isagoo Garoonka Kubadda Cagta laascanood Cabdi Bile cabdi kula hadlaya shacabka laascaanood Munaasinab Lagu Soo Xidhaayay Bandhiga Buugaagta laascaanood Ayuu ka yidhi laabsaalax ”Laascanod Qasab Ku Ahaan Mayso Soomalind

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sool oo aan khadka taleefanka ka waydiiyey sababta Abwaanka loo xidhay ayaa hadalka iigu soo koobay (Wax ka mamnuuc magaalada ayaanu ku qabanay’

Laabsalax Ugu Dambayntii Liintuu Ku Cabayaa Laascanod Oo Gumaysi Ku Jirta 13sano,