Sheekh Maxamuud Xaliike oo kamid ah Culimada ugu waaweyn Gobolada SSC Gaar ahaan Gobolka sool laascaanood ayaa Salaadii jimce ee maanta ka hadlay Bandhig Buugaagtii laascaanood Ka dhacay.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Sheekh Xaliike ayaa sheegay in Waxyaabo badan oo aan ilaahay raali ka ahayn ay ka dhacday Goobtaasi isago ka soo qaatay qeybo ay kamid yihiin Fanaaniint Goobtaasi soo camiray oo Heeso iyo dhaantooyin ku Fasahaadiyay dadka iyo dumar aan cawradoodu Asdurneen oo Goobtaasi iyana ka qeyb galay.
sheekh Xaliike waxaa usheegay in dhamaan dadkii ka qeyb Galay Carwada Buugaagta Laascaanood ay galen Danbi islamarkaana looga baahan yahay in ay U Towbad keenaan ilaahay kana dalbadan denbi dhaaf.
Deegaanka iyo Dadka gobolka ayuu ugu baaaqay in aan lacaadaysan oo la joogtayn waxyaaba sidan oo kale ah islamarkaana aan lagu caasiyiin ilaahay nimcooyiinka uu siiyay Gobolka.
