Daawo:Sahra ilays Oo Laascaanood laga Baacsaday kadib Shir Ku Qabatay Hargaysa,

Fanaanada Sahro ilays oo ku caanbaxday Cunsurinimo iyo Aflagaadada Soomaaliweyn ayaa Lagu casuumay Bandhiga Buugaagta Laascaanood,

Shacabka Laascaanood ayay Sahra kala kulan tahay Cadaadis xoogan kadib markii lagu furay Buuq iyo Sawaxan.

Sahra ayaa dagdag ugu laabatay Hargaysa waxayna halkaasi kula hadashay saxaafadda iyadoo ku celcelisay in ay tahay Somaliland-der,