Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Is Dhiibay kadibna Baaq udiray Cirro iyo Faysal Cali Waraabe,

Horjoogaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa is dhiibay islamarkaana Mowqifkiisi hore ee doorashada wax ka badalay kuna baaqay in Si dagdag ah ay iskugu yimadan labada Xisbi ee Cirro iyo Faysal kala Hogaaminayaan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhawaaqan Muuse Bixii ayaa kusoo Beegmaya Iyadoo Wakiilada beesha caalamka ee ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ay qorshaynayaan inay somaliland u diraan wefti culus oo ka hawl gala khilaafka u dhaxeeya mucaaaridka iyo muxaafidka isku haya arimaha doorashooyinka iyo guddidii dhex dhexaadin lahayd oo xisbiga ugu weyn mucaaridka ah ee Waddani uu si adag uga soo horjeedsaday xubno lagu daray.