Shacabka Deegaanka Ceelbuux ee Gobolka sanaag ayaa Ka hadlay sida ay u arkan dhismaha maamul ay ku midaysan yihiin reer Khaatumo iyo Maakhir,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka Deegaanka Ceelbuux ayaa taageeray dhismaha maamulkaasi waxayna sheegen in loo baahan yahay in warsangali iyo dhulbahante ka tashadan aayahooda,