Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka Guud ee Khaatumo ayaa socdaal u galay dhanka Itoobiya,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Garaadka Ayaa ka socdaalay magaalada saaxdheer ee Gobolka Sool taaso in muddo ahba garaadka u ahayd saldhig,
Scodaalka garaadka ee Dalka Itoobiya ayaa ah mid la xidhiidha dhamaystirka Colaadii beelaha Cabdi garaad Qayaad iyo Maxamed Garaad{Bahrarsame} Ku dhexmartay deegaanada koonfurta sool.
Garaadka Ayaa u tagaya Itoobiya sidii Xukumada Itoobiyagaar ahaan dhanka Ismaamulka soomaalida oo hawshan dusha saartay ay u dhamaystirilahaayen Hawshaasi oo xiligeedi ay hada soodhowdahay,
Garaadada Iyo maamulka Somali State oo ay garab taagan yihiin Beelaha Daarood ayaa dusha saartay Bixinta magta ilaa 100 nin ah oo labada Beelood ay iska dilen,
