Deg Deg Daawo:Beesha Dir Oo Tidhi Degmada Towfiiq Waa Puntland
December 9, 2019
Beesha Dir ayaa shaacisay in Degmada Towfiiq Ee Gobolka Mudug ay ka tirsan tahay Puntland Islamarkaana aysan suuro gal ahayn in Beesh Sacad iyo Galmudug ay Sheegtan,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Kornayl Gacayte oo kamid ah saraakiisha Puntland ee Ka soo jeeda Beesha Dir oo warbaahinta kula hadlay degmada Towfiiq ayaa sheegay in Dal iyo deegaan ahaan dawlad ahaan ay kamid yihiin Puntland,
Puntland ayaa Dagaalkan Galisay Ciidamada Darawiishta gobolka Mudug kadib markii qeylo dhaan xoogan ka timid beesha Degmada Towfiiq,
Dagaalkan ayaa salka ku haya sheegashada deegaankaasi oo galmudug iyo puntland kala sheeganayaan,
