Haweeney Iibisay labo carruur ah oo ay dhasahay si ay u iibsato telefoon nooca Smartphone ka

Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore Haweeeney shiinaha u dhalatay ayaa dhawaan xabsiga loo taxaabay,

Kadib markii boliisku ogaadeen In ay iibisay labo caruur oo ay dhasahay oo mataano ah oo ay  ku gaday 9000 Doolar si ay isaga bixiso deymo lagu lahaa una iibsato telefoon  cusub oo smartphone ah.

Sida ay sheegeen wargeysyada Shiinaha arrintaan ayaa dhacday sanadkii hore markii ay la soo deristay lacag la’aanSidoo kale haweeneyda waxay shegtay in ay weysay cid caawisa ka dib markii ninkeedii uu isaga tahay oo uu diiday in uu carruurta ku biilo