Deg Deg Daawo:Jubaland Iyo Puntland Oo Diiday Shir Ka Furmay Muqdisho,

Wasiirada Amniga Dowladda iyo Dowlad-Goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho.

Waxaa ka maqan Wasiirada Amniga ee Puntland iyo Jubbaland.

Shirkaan oo socon doona muddo laba maalin ah ayaa waxaa ka qeyb gelaya Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha amniga maamul Goboleedyada,Gobolka Banaadir,Boliiska AMISOM iyo Mas’uuliyiin ka socta beesha caalamka.
Wasiirka Amniga gudaha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaan shirkaan ka qayb galin furitaan shirka maadaaba Maanta looga yeeray Xarunta Golaha ee barlaamka Soomaaliya.

Shirkaan ayaa lagu wadaa in maalinta bariya lagu soo gabagabeeyo Magaalada Muqdisho,iyada oo war Murtiyayeed laga soo saari doono wax yaabihii looga hadlay shirkaan muda laabada maalina ka soconaya Magaaladda Muqdisho