
Dooxooyiinka Gobolka sool ayaa waxaa dagaal xoogan oo Loo adeegsaday Rasaas iyo Ciidan waxaa ay Somaliland ku qaaday Xayawaanka loo yaqaan Ayaxa,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Muuqaallo warbaahinta lasoo galiyay ayaa la arkayay, ciidamada oo rasaasta hawada u ganaya, taasoo muhiimada laga leeyahay ay tahay in lagu kala ceyriyo Cayayaankaan oo la aaminsan yahay in saacaddo kooban gudaheed uu waxyeelo xoogan ku geysan karo.

44 total views, 1 views today