
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa sheegaya in afar ruux oo dhammaantood hal qoys ahaa ay dhinteen, kadib markii guri ku dumay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay, in Faysal Aadan Cabdi iyo Xaaskiisa oo xaamil ahayd iyo laba carruur ah oo ay dhaleen, ay halkaasi ku dhinteen, kadib markii gurigooda uu ku soo dumay dhisme Qadiimiya oo ku qabsanaa

45 total views, 1 views today