Daawo:Wasiirka ugu awooda badan Punland oo ku kacay fal argagax ah

Iyadoo wali deegaanada Puntland ay ka da’ayaan roobab mahiigaan ah oo dabaylo wata isla markaasna khasaarayaal ay u gaysteen shacabka roobabkaasi ayaa waxaa hadana jira qaar kamid ah dadka reer guuraaga ah oo dhibaato xoogan ay gaadhay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo ka duulaya bad baadinta geel uu leeyahay oo ku dhaabmay dooxada Libaax ayaa taliska ciidamada Daraawiishta Puntland ka dalbaday 300 oo askari iyo gaadiid kala duwan si loogu gurmado geeliisa oo dhan 200 oo Halaad oo ku dhiban dooxada Libaax.