Waxaa Goordhaweyd Iska duubay Muqaal Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo Ka toobad keeenaya Gafkii Uu Galay,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaan Alle waydiisanayaa cafis, waxaan cafiyey culimadii igu xadgudubtay, waxaan waydiisanayaa cafis cid walba oo wax iga tabanaysa, waxaan ku baaqayaa in dooddii iyo falceliskii ka dhashay khudbadii aan Jarmal ka jeediyey, halkaa ku soo idlaato” Ayuu yidhi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur