Deg Deg Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Mamul Goboleedyo Laga Wado Gobolada Sool iyo Sanaag,

Faysal Cali waraabe ayaa weerar Afka ah ku Qaaday Madaxwayne ku Xigeenkii Hore ee Puntland Ahna Safiirka Somalia e Ethiopia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Wuxuu sheegay in Camay Khatar ku Yahay Somaliland Burburinayana.

Wuxuu sheegay inuu ka Shaqaynayo Camay Maamul loo Samaynayo Sool,Sanaag iyo Cayn.

Wuxuu sheegay inuu Arrintaas Camay kasoo Dhameeyey Ururka IGAD isaga oo Tusaale usoo Qaatay Marti qaadka camay u Fidiyey C/xakiin Maxamed Axmed Dhooho Gudoomiyihii Hore ee Barlamaanka Puntland.

Faysal ayaa sheegay in Somaliland Lagu Soo Duulay sida uu Hadalka u dhigay.