Daawo::Maleeshiyada Muuse Biixi Buuhoodle U joogta Qaabkee Ayay Mushahaar U Bislaystan

Magaalada Buuhoodle waxaa ku sugan maaleshiyaad gaadhaya ilaa 200 oo askari kuwaaso ka mushahaar qaata Maamulka Muuse Biixi,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maleeshiyaadkan oo wax samayn ah aan ku lahayn Buuhoodle Islamarkaana Kaliya kaga Mushahaar qaata Muuse Bixi in ay Joogan Buuhoodle ayaa sameeya Qaabab ay ku Bislaystan mushahaarka si aan looga jarin,

Muqaalkan waxaa uu kamid yahay muqaalada ay ku Bislaystan mushahaarka si Muuse Biixi marka uu u daawado uu mushahaar siinta usii wado,

Waxay sheegayan inay hawlgal ka fuliyen Buuhoodle oo ay baacsanayaan jabhad taasi Waa mid an waxba ka jiri balse waxay Kamid tahay Farsamooyinka lacagta looga cuno Taliska Muuse Bixi