
Gudoomiyihii hore Barlamaanka maamulka Puntland Dhooba daareed ayaa genefka ku dhuftay Somaliland oo u soo bandhigtay inuu qabto jagada Gudoomiyaha Golaha Guurtida, sida ay ii xaqiijiyeen ilo xogogaal ah.
Muuse Biixi wuxuu sheegay inuu u qaramayn doono kun Askari iyo inuu siin doono $ 1 Malyan oo lagaga xaal marinayo wixii kaga dhacay Garoowe.
Somaliland oo horay u lumisay galaangalkii ay ku dhex lahayd Warsangeli ayaa hada dadaal ugu jirta sidii ay u kasbanlahayd haldoorka Beeshaas.
Xubno kamid ah Kuwa Ka Ag Dhow Ex Gudoomiye Dhoobo daareed ayaa warkan u Xaqiijiyay Warbaahinta,

52 total views, 1 views today