Deg Deg Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay lacag Muuse Biixi ka Goostay,

Dhawaan ayuu Muuse Biixi Horjoogaha maamulka somaliland shaaciyay in boqolkiiba konton laga jaray Xisbiyada wadani iyo Ucid Oo lacag ay siin jirtay maamulka Muuse Biixi,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal cali waraabe ayaa ka hadlay qaabka lacagta looga jaray iyo xiisada ka taagan Somaliland,