Deg Deg Daawo:Somaliland Ka Hadashay Dagaal Xalay Jabhada Caare Ku Qaaday,

Maamulka somaliland ayaa ka hadlay markii ugu horaysay dagaal xoogan oo xalay saq dhexe ay Jahbada Kornayl Caare Ee Dulmi-diid Ku qaaday saldhiga Ceerigaabo ee maamulka Somalialnd,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliyaah qeybta sanaag oo la hadlay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay Weerarkaasi Xalay jabhada Caare ku qaaday Saldhiga Ceerigaabo,