Deg Deg Daawo:Dagaalkii Sanaag Oo Waji kale yeeshay iyo Beesha Warsangali Shaacisay Sir Culus,

Odayaasha waxgaradka Beesha Warsangali ayaa shaaciyay in dagaalka iyo Colaada ka taagan Deegaanada Shidan iyo Waqaradariyo ay tahay Mid dhul Boob ah oo maamulka Somalialdn ku doonaayo dhul aysan lahaysn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka warsangali ayaa meesha ka saaray oo beeniyay in Dahab la isku laayay islamarkaana waxay sheegn in warkaasi been yahay ee duulaanka iyo dagaalku uu salka ku hayo Dhulka Beesha warsangali sidi jeegaantu u qabsan lahayd,

Puntland iyo Dawladda Fadaraalka Soomaaliya Ayay Baaq culus u dirteen Waxgaradka Beesha Warsangali.

Sidoo kale Fariimo colaadeed ayay udiren Horjoogaha Maamulka Jeegaanta Muuse Biixi Cabdi,