Daawo:Beesha Warsangali oo Colaada Sanaag Dusha U Saartay Caare iyo Habar yoonis,

Odayaasha Deegaanka Yubbe Ee Gobolka Sanaag ayaa Sheegay in dagaalka Ka socda Deegaano kamid ah gobolka ay masuul ka yihiin Taliska Caare iyo Qeybo kamid ah Beelaha Habar Yoonis,