Abiy Ahmed oo Khilaaf Ka Dhexwada Soomaaliya iyo South Sudan.
Raysal Wasaaraha Ethopia oo lagu eedeyey Khilaafaad Siyaasadeed ka wado Soomaaliya iyo South Sudan.
Warbixintan oo ay soo saareen Gudiga Khilaafaadka Qaramada Midoobay ayaa nuqul ka mida oo uu helay Wargeysa Daily Nation waxaa lagu eedeeyey Raysal Wasaaraha Ethopia inuu khilaafaad siyaasadeed ka wado Dalalka Soomaaliya iyo Koonfurta Sudaan intii uu hayey xilka Gudoomiyaha Urur Goboleedka IGAD ka hor jimchihii oo RW Sudan loo doortay.
Bilo uun ka dib markii uu ku guuleystey Raysal wasaare itoobiya Abaalmarinta Nabada aduunka ee Nobelka
Sanadkii la soo dhaafay, IGAD iyo dowladaha xubnaha ka ah ee dariska la ah Koonfurta Suudaan gaar ahaan Itoobiya Kenya, Suudaan iyo Uganda
ma muujinin siyaasad midaysan oo lagu xaliyo khilaafaadka koonfurta sudan iyo hanaanka Nabada ayaa lagu sheegay warbixin Qaramada Midoobay.
Arinkan eedeeda waxaa iska leh sida la xusay Raysal wasaare abiya ahmed oo la saftey dhinaca Dowladda Salva Kiir, isagoo ka faa iideysatay habka is khilaafsan ee dawladaha IGAD
Sii akhriso warbixintan oo uu dabacay Wargeyska Daily Nation.
https://www.nation.co.ke/…/1066-5368636-view-asA…/index.html