Maamulka Somaliland ayaa soo saaray war uu kaga mamnucaayo guud ahaan deeganada maamulkaasi ka taliyo in laga sameeyo munaasibado loogu dabaaldagaayo sanadka cusub ee 2020, HALKAN KA DAAWO VIDEO Wasiirka Diinta iyo Awqaafta maamulka somaliland Sheekh Khaliif Ayaa sheegay inay mamnuux tahay in la sameeyo munaasibado loogu dabaaldagaayo sanadka cusubContinue Reading

Badhan{ Khaatumonews }Weftigii Maamulka Puntland ee uu hogaaminaayay Abwaan Cabdirashiid Yusuf Jibriil oo Soomaaliland Ka soo baacsatay Kalgubataale oo hadaftimo dhanka Badhan Ka xigta. Warar aanu ka helay ilo goob joogayaal ah ayaa noo sheegay in Ciidankii Maamulka Soomaaliland ee joogay Yubbe uu ku soo dhaqaaqay Weftigii Maamulka Puntland ooContinue Reading

Haweenay Lagu magacaabo Hibo Samadoon oo ku sugan Magaalada Hargaysa ayaa fariimo kala duwan u dirtay Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya kan maamul beeleedka soomaaliland iyo madaxweynaha jabuuti. HALKAN KA DAAWO VIDEO Hibo Ayaa sidoo kale ka hadashay qaraxii muqdisho ka dhacay sabtidii iyo xaalada soomaaliya iyo labo Ayaamood oo muuse biixiContinue Reading

Madaxda Madasha Xisbiyada Qaran oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha madashaas Shariif Shariif Sheekh Ahmed iyo Madaxweyne hore mudane Xasan Sheekh Max’uud ayaa caawa kulan casho ah la yeeshay Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Mudane Mohamed Mursal Abdirahman. Guddoomiye Mursal oo madaxda Madasha ku casuumay hoygiisa ayay ka wada hadleen xaaladda dalku marayo iyoContinue Reading

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud Shiekh Xasan faarax, oo kulan qarsoodiya ku yeeshay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, ayaa ku heshiiyay in la fashiliyo doorashada qorshaysan in laga qabto dowlad goboleedka Galmudug oo ay dabada ka riixayso xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sida ilo’ xog-ogaal ah uContinue Reading

Caasimadda Galmudug waxaa Duhurkii maanta yimid Hoggaamiyaha ASWJ Macalin Maxamuud Sheekh Xasan. Sheekh Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug iyo xubna kale ayaa soo dhaweyay. Maxaa Xigay? Ra’iisul wasaaraha Soomaaliaya ayaa salaadii makhrib kaddib isaguna yimid Dhuusamareeb, waxaa wehliyay xildhibaano federaalka ah. Sidee loo soo dhaweeyay Kheyre! Ma jirin wax mas’uuliyiin ahContinue Reading

Waxaa deegaanka Gobolka sool shir balaadhan ku qabtay Xubno kamid ah Beesha jaamac Siyaad ee Maxamuud Garaad Dhulbahante, HALKAN KA DAAWO VIDEO Odayaashan ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Taliska Muuse Biixi oo Ay sheegen in uu dhabarka ujeediyay islamarkaana Kawada Baaciyay xubnihii maamulkaasi ugu jiray, Beeshan oo kamid ah BeelahaContinue Reading

Ururka Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay war ka soo saaray qaraxii dadka badan lagu laayey ee ka dhacay isgoyska Ex koontorol Afgooye ee magaalada Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VIDEO Afhayeenka guud ee Al-Shabaab, Cali Maxamuud Raage ayaa oo iska soo duubay khudbad soconaysa in kabadan 20 daqiiqo ayaa sheegay inContinue Reading