Daawo:Shiikh Umal” Towxiidkay Nagu Rabsheen Qoladii Dariiqooyinka”

Shiikh Maxamed Cabdi Umal oo muxaarado uu qabtay kaga hadlay safarkii gargaarka ee uu ku tagay Muqdisho ayaa soo hadal qaaday muxaadaradii la joojiyey ee uu Qaban ku qaban lahaa Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maalintii jimcaha ee an ka soo baxnay ee Janaasadiina an ku tukanay maydkii gabdha waxaa masaajidk yimi wadaadadii waxayna nagu rabsheen towxiidka,ma taqaanaan Towxiid laysku rabsho yacni Laa ilaaha Ilaah Maxamed Rasuululah ayaa in wax lagu rabsho loo adeegsaday meshooday Xadro ku qabsaden lama danayne waa laysaga gudbay” ayuu yiri Shiikh Umal.

Shiikha oo sii hadlayey ayaa yiri”Wuxuu xusay in joojinta muxaadara ay iska kaashadeen dhowr ay ka mid ahayen kuwa qulaad ah, alshabaab kuwa siyaasiyiina oo mowjadii kacdaba kursi ka dhex arka iyo soomali shiicowday bal ka waran haday kuwas oo dhan isu yimaadeen oo suufi iyo alshbaab isu yimaaden calashaan inaysan muxaadaraa qabsoomin”

Isagoo ka hadlayey Baraha bulshada ayuu Daaci Umal tilmaamay inay Hadii aan laga taxadin dhib ka dhalan karto.

Muxaarada oo loogu Magac daray Safarkii Baladweyn iyo Muqdisho ayaa Shiikhu kaga hadlay arimo badan oo kala duwan.