
Baraha Bulshada waxaa ada u haysta Sawir maanta Laga qaaday madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntand aAxmed Cilmi Axmed Karaash oo Afka si Kibir ku jiro u taagaya,
Axmed Karaash, in uu maanta afka taago oo cirka sare eego Miyay u Banaan tahay sababaha jira Aawadood ooy ugu horayso Dhulkiisi oo Gacanta ugu jira Cadow?

44 total views, 1 views today