
Waxaa maanta Magaalada Taleex ee gobolka Sool gaadhay Wasiirka Biyaha Maamulka SNM Saleebaan Cali Koore
Bulshada Deegaankaasi ayaa Saleebaan Cali koore kusoo dhaweeyay iyagoo Huwan Calanka maamulkaasi ee Beesha Isaaq ku kala yaacen,
Nasiib Darada Muqaalkan Hadhaysay ayaa ah in lagu arko shacabka Taleex Oo Huwan Calanka Beesha isaaq oo iyaguba ku kala yaacay,

52 total views, 1 views today