Daawo:Faras Garaad jamaac Siiyay Muuse Biixi Oo Tartankii Fartadaha Hargaysa Qaaday

Magaalada Hargaysa waxaa ka dhacay shalay Tartanka Fardaha Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Tartankaasi waxaa ku guulaystay oo qaaday MagaaladaHargaysa iyado Faraska Guushaasi Qaaday uu ahaa mid uu mudo ka hor siiyay garaad jaamac garaad ismaacil Muuse Biixi cabdi Xili uu Socdaal ku yimid Laascaanood,