Daawo:Cali khaliif Oo Fashil Kala Kulmay Muqdisho Kadibna Hargaysa Ku Wajahan Iyo Qorshe uu Xambaarsan yahay!

Dr cali Khaliif Galaydh ayaa ku soo hungoobay Caasimada Muqdisho islamarkaana waxaa uu wada qorshe kale oo layaab leh.

Prof Cali khaliif Galaydh ayaa siyaasadii uu muqdisho u tagay waxaa soo wajahay fashil taaso uu hada qorshenaayo mid ka duwan qorshihii hore.

Galaydh ayaa wada in uu Tago Hargaysa islamarkaana ku dhawaaqo Xisbi Siyaasadeed La dhaho Khaatumo,

Sida waxa warbaahinta u cadeeyay Maxamud Caano-Nuug Ku xigeenkii Khaatuma-diii Cali khalf ee Hargaysa iska dhiibtay,