Deg Deg Daawo:Weerar Argagaxiso Oo Ka Dhacay London

London( khaatumonews }Weerar mindiyeyn ah, oo boolisku ay sheegeen inuu ahaa weerar argagixiso xiriir la leh, ayaa maanta ka dhacay buundada magaalada London.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Booliska ayaa sheegay in loogu yeeray weerarkan abaare 2-dii duhurnimo.

Dhowr qof ayaa la tooreeyey, waxaana muuqaallo lasoo duubay ay muujinayeen dhowr qof oo weeraraya ninka la rumeysan yahay inuu yahay kan weerarka mindida soo qaaday.

Booliska oo kadib goobta soo gaaray ayaa toogtay oo dilay ninkii weerarka soo qaaday.