600 Deg Deg Daawo:Axmed Karaash Oo Ka Hadlay Dagaalka Sanaag, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Axmed Karaash Oo Ka Hadlay Dagaalka Sanaag,

Golaha Xukuumadda ee Puntland ayaa digniin kasoo saaray dagaalo beeledyo ka jira deegaano kamid ah gobalka Sanaag, oo ay sheegeen in ay cambaareynayaan oo ay ka xun yihiin.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiiradad Puntland ayaa baaq u diray beelaha ku dagaalamaya deegaanka Shidan ee gobalka Sanaag, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay ku dagaalamay deegaanadaas.

Waxay sheegeen in looga baahan yahay dhinacyadu in ay ka fogaadaan wax kasta oo hurin kara colaadda labada dhinac, sidaas oo kalena ay tahay in laga shaqeeyo sidii nabad loogu wada noolaan lahaa.

Cid kasta oo hurinaysa colaadahan ayay sheegeen in ay ka dhaxlidoonto faa’iido aan wanaagsaneyn, loogana baahan yahay dhinacyada oo dhan in ay garowsadaan qiimaha ay nabaddu leedahay.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa shir gudoomiyey kulanka Golaha Wasiiradda ee maamulkaas, kaas oo lagu soo qaaday xaaladda ammaanka ee mandiqadaas.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...