Daawo:Culimada Hargaysa Maxay Ka Dhehen Haweenka Qayila

sheekh reer hargaysa ayaa ka dayriyay dhibaatada qaadku ku hayo bulshada siiba dumarka, isagoona sheegay in hadii qaadku sidan kusii socdo dumarka iyo ragu isku xumaan doonaan