Daawo:Cod Sir Ah Oo Laga Helay Faadumo Siciid,

Xoghayihii Arrimaha dibada ee Xisbiga Wadani Faadumo siciid oo dhawaan xilkaasi iska casishay ayaa laga helay cod sir ah oo ay kula xidhidhayso Taliska Muuse Biixi xili ay safar dibada ah isu diyaarinaso kowda bisha 12 ,