Sidii ay hore Shabakadda khaatumonews idii kuso Sheegtay wararkii hore waxaa Magaalada Nairobi soo Gaadhay Siyaasi Cabdinaasir Seeraar.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Siyaasi Cabdinaasir Seeraar oo kamid Ahaa siyaasiyiintii ka soo hor jeeday Doorashadii ka dhcday jubaland ayaa hada lagu wada in uu Heshiis Buuxa la galo madaxweynaha jubaland, Mudane Axmed madoobe,

Cabdinaasir Seeraar ayaa saacadaha soo socda waxaa uu raali galin ka bixin doona Mowqifkiisi hore ee u ugu adeegaayay xukumada Xamar,

Isha ku Hay Wixii oo kordha khaatumonews.com