Daawo:;Sheekh Soomow Oo Ka Hadlay Arrim Badan

Sheekh Soomow oo maanta la hadlaayay Qaar kamid ah Cuolimada Ahlus Suuna ee Magaalada Muqdisho ayaa Beeniyay war laga faafiyay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Soomow ayaa sheegay in Uusan kamid ahayn Culimada Dawlada soomaaliya u kireysay Hotelada ee Loo iibiyay Baaburta kana mid ahaan doonin,

Sheekh Soowom ayaa Gurigiisa uu daganaa iskaga guuray kadib markuu uu Hanjabaad kala kulmay Alshabaab wuxuuna dagay hotel kamid ah kuwa muqdisho iyadoo markaasi ay soo baxda Dacaayad ah in Hotelkaasi ay dawlada soomaaliya dajisay,

 49 total views,  1 views today