Gudoomiyihii Hore Barlamaanka Maamulka Puntland ayaa sameeyay Guddi qaban qaabisa shir weyne Beesha warsangali uga tashato Aayaheeda Siyaasadeed,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhoobo Daareed ayaa tan iyo intii xilka laga qaaday waa talabadii ugu horeysay uu qaado islamarkaana waaxay tani muujinasa in isku dayga shirkan uu ku baaqay una saaray gudiga aysan bulshadu kula Socon marka la eego isimada Beesha ugu waaweyn oo gacanta ugu jira puntland, islamarkaana aan ka dhex muuqan ololaha dhoobo daareed,