
Kulan wadajir ah ay maanta yeesheen Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaanada labada aqal loogu qeybiyay sharciga doorashooyinka heer federaal oo dhawaan diyaarintiisa lasoo gabo gabeeyay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba Xildhibaan Guuleed oo kamid ah Mudanayaasha Bar;lamaanka Soomaaliya ayaa shifay Arrimo badan

45 total views, 1 views today