Daawo:Dhulbahantaha Hargaysa jooga Oo Beesha Garxajis Runta U Sheegtay,

Mid kamid ah Masuuliyiinta Xisbiga Beesha Garxajis ee Wadani ayaa Weerar Culus ku qaaday Shaqaalaha Muuse Biixe ee Ka soo Jeeda Deegaanada Beesha Dhulbahante.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuulkan ayaa sheegay in aysan suuro gal ahayn in Xubnaha dhulbahante ee ku sugan Hargaysa ee maamulka muuse ushaqeeya ee aan tagi karin dhulkooda in ay hargaysa uga guul wadeeyan Taliska Jeegaanta Muuse Biixi