dahabshiil

Cabdinaasir Seeraar Oo Bari U Dhoofaya Kenya iyo Heshiis Uu Lasoo Galaayo MD Axmed Madoobe,

Waxaa Maalinta Bari ah Magaalada Kismaayo ka duulamya Siyaasi Cabdinaasir Seeraar, oo kamid ahaa Siyaasiyiintii Dawlada Fadaraalka soomaaliya Dabada ka Riixasay ee Sheegtay madaxweynaha Jubaland xiligii Doorashadu ka dhacaysay Kismaayo si loogu carqaladeeyo Jubaland,

Cabdinaasir Seeraar ayaa Badalay Mowqifkiisi hore ee Uu ugu Adeegaayay Siyaasada Xukumada Farmaajo Kadib markii qaab beelaysan uu Gobolka Gedo Madaxweyne Farmaajo u Siyaasadeeyay Xubnihii Jubaland ee Deegaankaasi,

Siyaasi Cabdinaasir Seeraar, ayaa Bari waxaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ka qaadaya Diyaarad khaas ah oo dawlada kenya usoo dirtay.

Ujeedka Safarka Cabdinaasir Seeraar, ee Nairobi ayaa aad loo hadal haya in uu salka ku hayo Heshiis Uu La galaayo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo hada ku Sugan Nairobi.

Dawlada kenya ayaa dadaal xoogan ugu jirta in ay Xukumada Madaxweyne Axmed Madoobe, gacanta u galiso Siyaasiyiinta ka soo Horjeeda iyo Deegaanada gobolka Gedo ee Maamulka Itoobiya kawado Faro galinta Siyaasadeed.

Jubaland ayaa maalniba maalinta ka danbaysa waxaa ay ka sii baxaysa dabinada ay soo maleegen kooxda Ka talisa Villa Soomaaliya oo haatan mudo Xileedkoodu yahay Gabogabo,

Wixiii Soo kordha kala soco Khaatumonews.com

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=20319

Posted by on Nov 26 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841