Deg Deg Daawo:Mudaharaad Ka dhan ah Muuse Biixi oo Lagu Baaqay,

Waxaa ka sii daraya islamarkaana meel cakiran taagan xaalada maamulka Somaliland kaaso laga qabsi qabo qalalaase xoogan iyo Dagaal inuu lugaha la galo kadib is maan dhaaf siyaasadeed oo sadex sano jirsanaya,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xisbiga Wadani ayaa maanta shaaciyay in ay dib u bilaabayaan mudaharaadkii looga soo horjeeday maamulka Muuse Biixi,