Deg Deg Daawo:Jadwalka Doorasho ee Maamulka Galmudug Oo La Shaaciyay

Guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa goordhaw soo saaray jadwalka iyo habraaca doorashada maamulka Galmudug oo la filayo in ay ka dhacdo magaalada Dhuusomareeb.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qoraal ay soo saareen guddiga farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November uu bilaaban doono hannaanka soo xulista Baarlamaanka iyadoona doorashada Madaxweynaha dhici doonto 17-da bisha Decmber.