Deg Deg Daawo:Horgal Baashe Oo U Hanjabay Xisbiyada Beesha Garxajis,

Gudoomiyaha Golaha Barlamaanka SoomalilandBaashe oo waramayay qaar ka mid warbaahinta ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in muddo laba sanno ah lagu kordhiyo golaha uu gudoomiyaha u yahay,waxana uu tilmaamay inuu duruufi ay keentay in mar kale loo kordhiyo Golaha barlamaanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Baashe ayaa ku hanjabay in ay maxkamada la tiigsan donaan siyaayinta xisbiyayadda mucaradka ee yidhaahda kalmada barlamaanku waxay ku fadhiyaan xaraan waxana uu xusay inay ku fadhiyaan nidaam dastuuriya,kuna fadhiyayaan kuraasta ilaa barlamaan kale badalo waxana ka mid ahaa hadaladda gudoomiyaha

 47 total views,  1 views today