
Beesha Hayaan oo kamid Ah Beelaha Dhulbahante ee Dega Gobolka Cayn gaar ahaan Degmada Ceegaag ayaa maanta maamulka Somaliland ku Wareejsay Ciidan Aad u badan,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Ciidankan oo gaadhaya ilaa 250 Askari iyo Hub ayay maanta Beesha hayaan u gacan galisay Taliska Muuse Biixi,

62 total views, 1 views today