
Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo gabdhaha uga digaya raga baraha bulshada ku isticmaala sawirada aysan lahayn ama yaraantoodii ay galeen
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Waxaa jira qaar aniga iga weyn oo daanyeer ah oo sawir wiil yar soo saaranaya gabdhaha waxaan leeyahay kuwaasi yaysan idin khaldine iska ilaaliya.”
Hadalkan ayuu ka sheegay munaasibad looga hadlayey ka hortaga tacadiyada haweenka

45 total views, 1 views today