Daawo:Gabadh Boosaaso Ka Furtay Timo Jare Casri Ah, November 25, 2019 Khaatumo maqal iyo muuqaal, Wararka 0 Haweenay kamid ah Kuwa reer puntland Islamarkaana ka timii Dalka Dibadiisa ayaa Magaalada Booasaaso Xarunta Gobolka Bari, waxay ka Furtay Timo Jare Casri ah oo leh Waxyaabo aan hore looga Baran Dalka Soomaaliya, 47 total views, 1 views today